Halkee ku dambeeyey khilaafkii mudada dheer ka dhex aloosnaa Madaxda Galmudug?

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey oo ku sugan Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay halka ay marayaan Wadahadaladii lagu dhex-dhexaadinayey Madaxda is khilaafsan ee Galmudug. Carabey ayaa sheegay in wahadaladaas ay garwadeen ka tahay dowladda federaalka Soomaaliya, isla markaana inta badan khilaafkii jiray la xaliyey inta harsana la dhameystiri … Continue reading Halkee ku dambeeyey khilaafkii mudada dheer ka dhex aloosnaa Madaxda Galmudug?